DHAGEYSO, Toogasho kadhacday Gobalka Galgaduud & Xiisad Taagan

DHAGEYSO, Toogasho kadhacday Gobalka Galgaduud & Xiisad Taagan

0
SHARE

Wararka Maaanta ka imanaya Tuulooyin hoostaga deegaanka Godin labe ee Gobalka Galgaduud ee dowlada Galmudug ayaa sheegaya in halkaas lugu dilay nin kamid ah dadka deegaanka

Dilka ayaa salka kuhaya Ano qabiil sida Dadka deegaanka ay noo xaqiijiyeen

Odayaasha Dhaqanka deegaanadaas waxay wadaan dadaalo ay wax uga qabanayaan xiisad dilkaaasi kadhalatay

Masuuliyiinta Galmudug wali kama hadlin xiisada iyo dilka kadhacay deegaanka Godin labe ee  Gobalka Galgaduud

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY