DHAGEYSO: Warar Kasoo Yeeray Degmada Xeraale Iyo Ahlusunna Waljameeca Oo Digniin Adeg...

DHAGEYSO: Warar Kasoo Yeeray Degmada Xeraale Iyo Ahlusunna Waljameeca Oo Digniin Adeg Loo Diray

0
SHARE

Maamaulka Degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa waxa ay Ahlu suna kaga digeen dhaq dhaqaaqyo ciidan oo waayahaanba ay ciidamadooda ka wadeyn qeybo kamid ah degaanada hoos yimaada degmadaasi.

Waxa ay sheegeen in horaan ay Dowladda dhexe ee Soomaaliya ay u gudbiyeen cabasho ay ka cabanayaan ciidamada Ahlu Suna ee dhufeysyada ciidan ka dhisanaya degmada Xeraale, hase ahaate markaan ay si fool ka fool ah isaga celin doonaan Ahlu Suna.

LEAVE A REPLY