Xog Muhiim Ah Axmed Baasto oo aan ka qeyb galeen Caleemo saarka...

Xog Muhiim Ah Axmed Baasto oo aan ka qeyb galeen Caleemo saarka Madaxweynaha Puntland Siciid Deni.

0
SHARE

Warar lagu kalsoonaan karo oo┬┤ Heshay Saxaafada ayaa sheegaya on Madaxweynaha lagu doortay Cadaado dhawaan Axmes Baasto uusan qeyb ka aheyn Xubnaha ka qeyb galaya Caleemo saarka Madaxweynaha Puntland oo dhaceysa Maalinta bari.

Axmed Baasto ayaana lagu casuumin ka qeyb galka Xaflada waxana sidoo kale uusan ka qeyb galin Caleemo saarka Madaxweynaha Koonfur galbeed halkaasi oo loo diray ku Xigeenka Madaxweynaha Galmudug.

Dowlada Somaliya ayaa Carabey ku casuumtay Caleema saarkii Baydhabo halka ay diideen Axmed Baasto si lamid ah ayaa hada la sheegayaa in uusa  ka qeyb galeen Caleemo saarka Garoowe.

Dhanka Kale Madaxweyne Xaaf ayaa durba lagu casuumay iyadoo wafdi hordhac u ah ay gaareen Magaalada kuwaasi oo soo dhaweyntiisa ka qeyb qaadanaya.

LEAVE A REPLY