Daawo Rag Cadaan Ah Oo Lagu Arkay Meesha Uu Qaraxa Ka Dhacay...

Daawo Rag Cadaan Ah Oo Lagu Arkay Meesha Uu Qaraxa Ka Dhacay Degmada Xamar Weyne

0
SHARE

Wararka inaga soo gaaraya Suuqa Laga Dukaameysto Oo Xamar Weyne ku yaalla ayaa hadda waxaa lasoo warinayaa in Ciidamo Cadaan ah ay gaareen Halkaas oo baaritaano sameenaya.

Wariye kusugnaa meesha markii ciidankaasi tegayeen ayaa sharaxaad ka bixiyey qaabka uu udhacay Qaraxaasi.

Khasaaro kala duwan ayaa lasoo warinayaa inuu ka dhashay Qaraxaasi ismiidaaminta loo adeegsaday,kudhawaad 10 Qof ayaa dhintay dhaawac badana waa jiraa.

Waxyeelada Nafeed waxaa dheer in Qaraxaasi uu geystay Bur bur hantiyeed oo tiro badan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY