Daawo Sawirada -Dad Ku Dhintay Diyaarad Ku Burburtay Dalka Kenya

Daawo Sawirada -Dad Ku Dhintay Diyaarad Ku Burburtay Dalka Kenya

0
SHARE

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay 5 qof oo Ajaaniib ah  ku geeriyoodeen Diyaarad nooca Fudud  oo maanta ku burburtay  Deegaanka Kawaaingi   ee Degmadda  Londiyaana  ee Gobalka Keriijo ee W/galbeed.

Diyaaradaasi ayaa la sheegay inay ku sii jeeday Degmadda Lodgar, ka hor intaysan ku dhicin dhul kaymo ah

Lama shaacinin dalalka ay u dhasheen Ajaaniibta ku geeriyootay shilkaasi.

LEAVE A REPLY