Dagaal beeleed ka dhacay duleedka Baydhabo

Dagaal beeleed ka dhacay duleedka Baydhabo

0
SHARE

Dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo ku muran dhul ayaa la sheegay inuu ka bilaawday Xaafadda Maaya-fuulka iyo duleedka magaalada Baydhabo.

Goob Joogayaal ayaa KNN u sheegay in ay jirto dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaalkaasi. khasaaraha ka dhashay dagaalka ayaa soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay iyo dad shacab ah.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ku aadan dagaalka ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay.

LEAVE A REPLY