DHAGEYSO; Madaxweyne xaaf maxuu kala kulmay ciidamo uu mareykanku tababaro oo galkacyo...

DHAGEYSO; Madaxweyne xaaf maxuu kala kulmay ciidamo uu mareykanku tababaro oo galkacyo kusugan?

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Ahmad Ducale Geele Xaaf iyo Wasiirka Amniga Ee Galmudug Ayaa Booqday Xarunta lagu taba baro Ciidamada Danab ee Gaalkacyo Lagu Tababaro.

Iyadoona Hada uu Tababar uu usocodo Ilaa.100 Askari Oo qeyb ka Noqoneysa ciidamada Danab Ee Hada ka Howlgala Degaanada Galmudug.

Madaxweynaha ayaa ciidamada kula Dar daarmay  in ay Dhabar adeeg umuujiyaan Tababarka ay Qaadanayaan

LEAVE A REPLY