Xog Culus Shabaab Laga Baadi Goobayo Galkacyo

Xog Culus Shabaab Laga Baadi Goobayo Galkacyo

0
SHARE

aybaha Ciidamada ee kusugan Galkacyo ayaa heegan lagaliyay kadib markii Ciidamda ay kawar heleen in magaalada Galkacyo ay kusugan yihiin Kooxo katirsan Al-shaab kuwaa oo sida lasheegay doonayo inay fuliyaan weeraro Qaraxyo Ismiidaamin iyo Dilal Qorshaysan kuwaa oo Bara muhiim ah doonaya inay abbaaraan

Sida laga helayo Ila ka ag dhaw dhaw Saraakiisha Ciidamda ee Booliska Nabadsugidda Iyo Milatariga ayaa sheegaya inay jiraan Xoga muujinayo kooxo katirsan Alshaab inay si dhuumaalaysi ah kusoo galeen Galkacyo kuwaa oo laga war helay hasa ahaatee Ciidamadu ay wadaan Howlgalo lagu baadi goobayo kooxahaasi

Inkastoo wararka laga helayo Laamaha amniga ay kooban yihiin hadana waxaa jira dhaq dhaqaaqyo ay wadaan Ciidamada isla markaana Xaafadaha Galkacyo looga baadi goobayo kooxaha la sheegay inay ku sugan yihiin Galkacyo

Dhinacakale Ciidamada DANAB ayaa gacanta ku dhigay Hub Iyo Saanad kusii jeeday Xaradheere kadib markii Ciidamada ay heleenXog laxiriirta Hubka kusii jeeda Xaradheere waxaana sidookale ay Ciidanku Gacanta kudhigeen laba Ruux oo midkood uu ahaa Wadihii Gaariga Iyo Ruux kale oo Hubka Soo saaray Gaariga kuwaa oo haatan lagu hayo Xun lagu waydiinayo sifihii ay uqaadeeen Hubka mana jirto wax war ah oo kasoo baxay Taliska Ciidanka Danab ee Howlgalkaas ku guulaystay

LEAVE A REPLY