DAAWO: Nin Cunay Labo Kamida Afartiisa Xaas (Dhacdo Aduunka laga hadal hayo)

DAAWO: Nin Cunay Labo Kamida Afartiisa Xaas (Dhacdo Aduunka laga hadal hayo)

0
SHARE

Nin sucuudiyaan ah iyo laba kamida xaasaskiisa ayaa si mucjiso leh uga badbaaday shil baabuur oo ku sababay in ay ku nagaadaan 13 maalmood kulaylka iyo gaajada saxaraha Riyaad ee dalka sucuudiga.

Mustafa Ali Hamad, waa 41 jir leh 4 xaas, isaga iyo xaasaskiisu waxa ay u socdaaleen si ay u soo salaamaan qaraabadooda oo degan agagaarka Ash Shalfa, ayaa soo noqodkoodii waxa ku kacday dabayl aad u daran oo sababtay in baabuurkii ay wateen shil galo.

Sadex cisho, ayey joogeen goobtii shilku ka dhacay isla markaana uu ka dhacayo kulal aad u daran waxana ka go’ay dhamaan sahaydii ay siteen, Hamad ayaa xiligan go’aansaday inuu laba kamida xaasaskiisa u diro sahan.

HALKAAN HOOSE SIDA KA DAAWO SIDA UU U CUNAY LABADA XAAS KALE IYO WARBAAHINTA UU U SHEEGAY WAXA KU QASBAY

LEAVE A REPLY