Daawo Sawirada Muqdisho oo ay ku soo Qulqulayaan Dalxiisayaal Ajaanib ah

Daawo Sawirada Muqdisho oo ay ku soo Qulqulayaan Dalxiisayaal Ajaanib ah

0
SHARE

Dalxiisayaal dhowr ah oo u dhashay dalka Shiinaha ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxa ayna Dalxiisayaashan tageen sawirana kusoo galeen goobo dalxiis oo kuyaala Caasimada .

Maamulka gobolka Banaadir ayaa dalxiisayaashan kusoo dhaweeyay magaalada Muqdisho, waxa ayna geeyeen goobo Dalxiis sida Daljirka Dahsoon, Xeebaha Liido iyo sidoo kale Jazeera.

Magaalada Muqdisho ayaa marka laga soo tago xaalada amaan daro ee ka jirta ayaa hadana soo jiidata in ay yimaadaan dad Dalxiisayaal ah, waxaana dhowr mar magaalada sidan oo kale u yimid Dalxiisayaal wadamo kala duwan kasoo jeeda.  

LEAVE A REPLY