DAAWO: Wiil La Dhashay Aamina Ibraahim Oo Arin Naxdin Leh Ka Sheekeeyey...

DAAWO: Wiil La Dhashay Aamina Ibraahim Oo Arin Naxdin Leh Ka Sheekeeyey Kadib Shilkii Diyaarada Ee Walaashiis Ku Dhimatay

0
SHARE

Maxamed Ibraahim Oo La dhashay Aamina Ibraahim Axadiina ka mid noqotay Dadkii ku dhintay Shilkii Diyaaradii Itoobiyaan Airline Ee Dhacday ayaa waxa uu ka warbixiyey sida ay usaameysay Geeridaasi.

Waxay dhawaan isku diyaarineysay Aamina Ka hor geerideeda Axadii intaysan la kulmin inay Aqal gasho,waxaana ay heysatay Dhalashada Waddanka Canada.

Wareysi BBC SOMALI La yeelatay ayaa Maxamed waxa uu muujiyey Dareen Murugo Leh,isagoo ka hadlay sida ay uga naxeen Geerida Walaashiis Aamina iyo gabar yar ay wadato oo la dhimatay.

LEAVE A REPLY