DEG DEG: Wasiir ka tirsanaa Xukuumadda Somalia oo goor dhow geeriyooday

DEG DEG: Wasiir ka tirsanaa Xukuumadda Somalia oo goor dhow geeriyooday

0
SHARE

War goor dhow ku soo dhacay warqabadka shabakada hobyomedia.com ayaa sheegaya in goor dhow isbitaal ku yaalla magaalada Dubai ee dalka imaaraadka carabta uu ku geeriyooday C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ahaa Wasiirkii dastuurka xukuumada federaalka Somalia.

marxuumka ayaa la sheegay inuu mudooyinkanba xanuunsanaa arrimo caafimaadna loogu qaaday dalka imaaraadka oo goor dhow uu ku geeriyooday.

Geerida wasiirka ayaa waxaa allbanaadir.com u xaqiijiyey xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan xukuumada Somalia.

LEAVE A REPLY