DHAGEYSO: Galmudug Oo Qaadatay Go’aan Culus Shuruud Adag Hordhigtay Dawlada Dhexe Hadii...

DHAGEYSO: Galmudug Oo Qaadatay Go’aan Culus Shuruud Adag Hordhigtay Dawlada Dhexe Hadii Wada shaqeyn La Rabo

0
SHARE

Shir Jaraa’id uu ku qabtay Magaalada Dhuuso mareeb Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Galmudug C/weli Jaamac Kiimiko ayaa waxa faah faahiyey Nuxurka Wixii dhexmaray Madaxda Galmudug iyo Wasiir Sabriye.

Kulamadii dhacay Taladaadii ayaa waxay Galmudug sheegtay inay yadadiilo aheyd ayna soo dhaweeneyso wadahadalka.

Galmudug waxay Shuruud Adag hordhigtay Dawlada Dhexe si baa la yiri ay Wadahadalka ka hor Xayiraada la saaro,oo Kaalmadii Loo fasaxo Galmudug mashaariicda iyo Qoondada Qaranka kaga soo aadeysay.

Agaasime C/weli Kiimiko waxa uu shaaca ka dhigay in Galmudug marnaba aysan diidaneyn Dawladnimada Dalka ka jirta balse ay muhiim tahay in lagu tixgeliyo Dastuurka Galmudug leedahay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

LEAVE A REPLY