DHAGEYSO: Senetor Cabdi Qeyb-diid Oo Hal Arin Sheegay Kadib Geeridii Wasiir Xoosh...

DHAGEYSO: Senetor Cabdi Qeyb-diid Oo Hal Arin Sheegay Kadib Geeridii Wasiir Xoosh Jibriil

0
SHARE

Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya Marxuum C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa waxa uu maanta uhoyday ugu dambeyn gurigiisii dhabta ahaa.

Jimcihii ayuu ku dhintay Magaalada Dubai Ee Dalka Isku taga Imaaraat-ka Carabta,waxaana la sheegay in Duugtiisa maanta oo si qaran loo soo agaasimay ay ka dhacday Muqdisho.

Qabuuro ku yaalla Cusbitaalka Madiina ayaana lagu xabaalay Meydka Wasiir Xoosh,waxaana lasoo warinayaa in boos weyn ay dawlada tebi doonto.

Senetor Cabdi Xasan Cawaale (Qeyb Diid) oo ka mid ah Golaha Aqalka Sare Ee Soomaaliya ayaa waxa uu tacsi diris kasokoow uu qiray in ay shaqo weyn ku banaan noqotay kadib geeridii Marxuum Xoosh.

HALKAAN HOOS KA DHAGEYSO CODKA

LEAVE A REPLY