Dhageyso War Dag Dag ah Ciidamada amaanka Muqdisho oo toogtay qaar...

Dhageyso War Dag Dag ah Ciidamada amaanka Muqdisho oo toogtay qaar ka mid ah Raggii Weerarka soo qaaday

0
SHARE

Faahfahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar bilowday qarax oo Al-Shabaab ay ku weerareen dhismayaal ku yaala wadada Maka Al- mukarama ee Magaalada Muqdisho.

In ka badan 13 saacadood ayaa waxaa uu weerar ka socdaa wadada maka Al-mukarama, iyadoona Ciidamada dowladda ay howlgalka ka wadaan goobta uu weerarka ka socda.

Inta la xaqiijiyay 20 qof ayaa ku geeriyootay, halka afartameeyo kale ay ku dhaawacmeen.

Dadkii ku dhaawacmay weerar ayaa waxaa la geeyay isbitaalada ku yaala Magaalada Muqdisho.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY