Madaxweyne Xaaf oo eedeymo culus u jeediyey Madaxda dowlada federaalka (Akhriso)

Madaxweyne Xaaf oo eedeymo culus u jeediyey Madaxda dowlada federaalka (Akhriso)

0
SHARE

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka digay colaad uu sheegay in dowladda Federaalka ka hurineyso degaanada Galmudug.

Hadalkan ayaa yimid ka ddib markii xalay Ciidamada NISA iyo kuwa Kumaandoska ay la wareegeen Madaxtooyada Cadaado.

Xaaf oo War-saxaafadeed ka soo saaray Xafiiskiisa ayuu ku sheegay Madaxtooyada Soomaaliya ay amar ku siisay ciidanka xoogga dalka qeybta 21aad iyo Ciidanka Nabadsugida inay xoog ku qabsadaan Xarunta Madaxtooyada Cadaado.

“Dowladda Federaalka ayaa dusha u ridaneysa wixii dhibaato ee ka dhasha daan-daansiga iyo colaad hurinta ay ka wado Galmudug” ayaa lagu yiri War-saxaafadeedka ka soo baxay madaxweyne Xaaf oo u qornaa sidan hoose:-

LEAVE A REPLY