Xog Culus Akhriso Dowladda Somalia Oo Sheegtay In Ciidanka Amniga Ay...

Xog Culus Akhriso Dowladda Somalia Oo Sheegtay In Ciidanka Amniga Ay Soo Xireen Sarkaal Ka Tirsan Al-Shabaab

0
SHARE

Weerar qorshaysan oo Ciidamadu ka fuliyeen Gobalka shabeelaha hoose ayaa lagu soo xiray Sarkaal ka tirsanaa dagaalamayaasha Al-shabaab

Howlgalka oo dhacay habeenimadii 26- march ee Bishan  ayaa ka dhacay deegaanka jambaluul ka dib markii ciidamadu hareereeyeen goobtii uu joogay Sarkaalka sida ay sheegtay dowladda Soomaaliya.

War qoraal ah oo lagu daabacay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Sonna ayaa waxa lagu sheegay in howlgalkaas uusan wax khasaaro ah kasoo gaaray shacabka iyo Ciidamada Qaranka ee fuliyay howlgalkaas

LEAVE A REPLY