DAAWO: Xog cusub oo laga helay shirkii Farmaajo & Sheikh Shariif iyo...

DAAWO: Xog cusub oo laga helay shirkii Farmaajo & Sheikh Shariif iyo Xasan Sh. oo Hanjabay

0
SHARE

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya shir saacado qaatay oo madaxweyne Farmaajo uu madaxtooyada kula yeeshay madaxweynihii hore ee dalka Sheikh Shariif Sheikh Axmed,wuxuuna kulanka uu ahaa mid labada mas’uul Albaabada u xirnaayeen.

Inkastoo si dhab ah loo ogaan karin waxyaabaha ka soo baxay kulanka ayaa hadana illo xog ogaal ah oo madaxtooyada ku sugan waxay inoo sheegeen in qodobada la isku soo hadal qaaday oo aad Xasaasi ah u ahaa qeyb ay ka ahayd sidii Siyaasiyiinta mucaaradka culeyska uga yareyn lahaayeen Dowladda Farmaajo mudada yar ee u harsan.

Hadaba Qodobada kale ee shirka looga hadlay oo Xasaasi ah si sir ahna aan  ku helnay ka Daawo Muuqaalka Hoose.

LEAVE A REPLY