Akhriso Masjidka abuu Abu Hureyra ee Muqdisho oo Cidanka Dowlada ay...

Akhriso Masjidka abuu Abu Hureyra ee Muqdisho oo Cidanka Dowlada ay u daateen iyagoo la baxay……

0
SHARE

Ciidamo katirsan Dawlada Soomaaliya ayaa waxa la sheegay in maanta howlgal qorsheysan ka fuliyeen degmada Howlwadaag Ee Muqdisho.

Masjidka Abu Hureyra ayaa ciidanka galeen oo ay soo qabteen dad looga shakiyey ka mid ahaanshiyaha Kooxaha Argagaxisada.

Ciidanka waxay wateen Imaamkii Masjidka Salaadaha dadka tujinayey Sheekh C/raxmaan Guure,iyadoo aan la ogeyn halka lala aaday.

Faah faahin badan lama hayo oo ku aadan sida Laamaha amniga dadkaasi ula dhaqmeen,inkastoo la sheegay in su’aalo la weydiinayo.

Marar dhowr ah ayaa ciidanka ay galeen kadibna ay kaxeysteen goobo la farmuuqay oo Shabaab dad inay la shaqeeyaan lagu sheegay.

Masjidka Abu Hureyra waxa uu ka mid ahaa goobihii ay Dacwadaha Shabaab ka sameyn jireen dhalinyaradana ka qoran jireen xilligii ay Muqdisho maamulayeen 2011 Bishii Augusto intaan Laga Saarin

LEAVE A REPLY