Carabey oo waxba kama jiraan ku tilmaamay War ka soo baxay Xaaf...

Carabey oo waxba kama jiraan ku tilmaamay War ka soo baxay Xaaf (Akhriso)

0
SHARE

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa sheegay ku gacan seyray qoraal ka soo baxay madaxweynaha Galmudug Xaaf oo shuruudo ku xiray ka qeyb galka shirka uu Madaxweyne Farmaajo isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada dalka ee lagu qabanayo Muqdisho.

Carabey ayaa sheegay in maamulka Galmudug ka qeyb galayo shirkan, isagoo shuruudaha Xaaf ku tilmaamay kuwo aan waxba ka jirin oo ku kooban isaga iyo shaqsiyaad kale.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA CARABEY 

LEAVE A REPLY