DAAWO: Farmaajo iyo Sheekh Shariif oo ku Heshiiyay Arrin Walaac ku abuureysa...

DAAWO: Farmaajo iyo Sheekh Shariif oo ku Heshiiyay Arrin Walaac ku abuureysa Mucaaradka

0
SHARE

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore Dowladii KMG aheyd ayaa kulan gaar ah waxay ku yeesheen Madaxtooyada Soomaaliya.

Kulan oo saacado badan qaatay ayaa looga hadlay Xaalada Dalka, Diyaar garowga Doorashada, Dhaleeceynta Dowlada Mucaaradka ee Dowlada Federaalka iyo arrimo kale oo xasaasi.

Hadaba Halkaan Hoose ka Daawo Qodobada ay ku heshiiyeen Farmaajo & Sheekh Shariif oo cabsi galinaya Mucaaradka, Halka ay farxad u yihiin taageerayaasha Nabad iyo Nolol.

LEAVE A REPLY