Daawo Sawirada Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo Safiiradii ugu badnaa kula kulmay Nairobi

Daawo Sawirada Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo Safiiradii ugu badnaa kula kulmay Nairobi

0
SHARE

Magaalada Nairobi waxaa ku sugan Beesha Caalamka iyo sidoo kale Madaxda Maamulada Somaliya kuwaasi oo hada awooda laga qaaday kadib mudo dheer oo dowlada Somaliya ka hor istaagtay la kulanka beesha Caalamka.

Madaxweynaha Galmudug Xaaf ayaa kamid ah Xubnaha ku sugan Dalka kenya kuwaasi oo la kulmay safiirada Caalamka si looga dhageesto dhibaatada gaar ee heesata maamuladooda.

Xaaf ayaa noqday madaxweyne Maamul Goboleed ee ilaa hada la kulmay safiirada ugu beedan ee Beesha Caalamka u fadhiya somaliyad iyadoo kulamada badankooda leesku afgartay taageerida Galmudug

Xaaf ayaa la kulmay Safiirka ingariiska safiirka Germalka Safiirka Masar iyo Safiiro kale oo wadamada Caalmaka ka socda ee daneenaya arimaha somaliya.

LEAVE A REPLY