Daawo Wafdi ka Socda Qaramada Midoobay oo Gaaray Galmdug

Daawo Wafdi ka Socda Qaramada Midoobay oo Gaaray Galmdug

0
SHARE

Waxaa Maanta Madaxa Xukumadda Galmudug Dr Shiikh Maxamad Shaakir Kulamo Kula qaatay Xafiiskiisa Madax kasocotay Hay’addaha Qaramada midoobay Kuwaas Oo Maanta Soo gaaray Caasimada Galmudug Ee Dusmo~reeb .

RW Galmudug Dr Shiikh Maxamad Shaakir iyo Madaxda Qaramada midoobay Ayaa Kulankooda Diiradda Ku saaray Sidii Qaramada midoobay ay Galmudug uga taageeri laheyd Barnaamijyada hormarineed, Madaxda qaramada midoobay Ayaa Sheegeen in ay bilaabi doonaan .

Sidoo kale Madaxda Hay’addaha Qaramada midoobay Ayaa Madaxa Xukumadda Galmudug Kala Hadley Xafiisyo ay ka furanayaan Magalada Dusmo~reeeb Ee Caasimada Galmudug .

LEAVE A REPLY