DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay ee Farmaajo oo Go’aan Adag qaatay, Hanjabaada Xaaf...

DAAWO Wararkii Ugu Dambeeyay ee Farmaajo oo Go’aan Adag qaatay, Hanjabaada Xaaf & Guusha Kheyre

0
SHARE

Madaxweynaha DFS ayaa soo saaray Fariin layaab ku noqoneysa Beesha Caalamka oo ku saabsan qorshaha Amisom uga baxeyso Somalia, Wararka kale waxaa ka mid ah Heshiiskii Kheyre & Hay’adda Lacagta aduunka.

Galmudug oo Hanjabaad xoogan udirtay Madaxweyne Farmaajo, Ilaaladda Madaxtooyadda oo Qasbay in Haweeney Uur leh ay banaanka ku dhasho iyo Warar kale.

HOOS KA DAAWO FULL VIDEO

LEAVE A REPLY