Faah Faahin:-Dil Ka Dhacay Degmo Ka Tirsan Gobolka Mudug

Faah Faahin:-Dil Ka Dhacay Degmo Ka Tirsan Gobolka Mudug

0
SHARE

Wararka saakay aan ka heleyno Gobolka Mudug gaar ahaan Degmada Galdogob ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi xalay lagu dilay Wiil dhalinyaro ahaa.

Dadka deegaanka ayaa waxa  ay sheegeen in dilka uu ka dhacay bartamaha degmada,isla markaana Nin ku hubeysnaa Bastoolad uu u geystay Wiilka Dhalinyarda ahaa xiliga oo ku sugnaa halkaasi.AKHRISO

Warar aan helnay ayaa sheegaya in Marxuumka la dilay lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Cadaawe Cali Aadan,kaasi oo ka tirsanaa bahda Isboortiga degmada Galdogob ee Gobolka Mudug.

Ruuxii ka dambeeyay dilkaasi oo isku dayay in uu baxsado ayaa waxaa gacanta ku dhigay Ciidanka Booliska Degmada,iyagoona baaritano ku wada,sida uu xaqiijiyay Mas’uul ka tirsan Galdogo

LEAVE A REPLY