Jaaliyada Galmudug ee Koonfur Africa oo Lacag ugu deeqay Dhismaha Wadada Gaalkacyo...

Jaaliyada Galmudug ee Koonfur Africa oo Lacag ugu deeqay Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo + Sawiro

0
SHARE

Gudoomiyaha Gudiga Gob Prof Cabdikaadir Shirwac ayaa kulan la qaatay jaaliyada Galmudug ee Koonfur Africa kuwaasi oo looga hadlay sida Jaaliyada uga qeyb qaadan karto dhismaha Wadada Gaalkacyo ilaa Hobyo oo meel dhamaad mareysa.

Jaaliyada oo dhoor jeer oo hore uga qeyb qaadatay dhismaha wadada ayaa markale waxay lacag ugu deeqeen gudiga Gob iyagoo lacagtaasi oo gaareysa 500,000 kun oo lacagta Dalkaasi ay ku wareejiyeen gudiga.

Hoos ka Akhriso

LEAVE A REPLY