Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaraha Galmudgu oo Xil u Magacabay Aided Mohammed...

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaraha Galmudgu oo Xil u Magacabay Aided Mohammed Ali

0
SHARE

Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug Bashiir Maxamed Aw Cali ayaa U Magacaabay Aided Mohammed Ali Gudoomiyaha Dallada ururada Dhalinyarada Gobolka Mudug

Wasiirka Dhalinyada iyo Ciyaraha Galmudgu aya Shegay in Xilkan uu Aideed uu ku mtaystay dadaal dheeraad ah oo sameyay isla markana uu yahay shaqsi ka so bixi kara hawulaha loo igmaday

Aideed mohamed Cali aya ka mida Dhalinyarada Gobalka Waxana uu mudo Badan ka Shaqaynayay arimaha ku saabsan horumarka Gobalka Mudug Gaar ahaan Magalada Gaalkacyo waxana uu xilal kala duwan uu ka soo Qabtay Ururo kala duwan oo ka shaqeeya arimaha Horumarka

Sidoo kale Aideed Mohamed Ali Waxa uu horay uga shaqyan jiray Warbaahinta Hobyomedia mudo dheer isagoo aha wariye Xirdadle ah oo tabin jiray barnaamijyo xiiso Badan

LEAVE A REPLY