XOG: Abaabul Afgembi Hor Leh oo La Diyaarinayo Muqdisho & Maleeshiyaad La...

XOG: Abaabul Afgembi Hor Leh oo La Diyaarinayo Muqdisho & Maleeshiyaad La Uruuriyey

0
SHARE

Warar aan ka helnay Meelo kala duwan Oo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay socdaan Abaabulo afgembi ah oo la doonayo in xidida loogu siibo Dawlada Dhexe.

Kulamadaan ayaa ilo kudhaw waxay Warqaad usheegeen in Madaxda Dawlada Federaalka ay ku fashilmeen Hogaamin Sax ah oo lala Yimaado iy Siyaasad dheelitiran.

Maleeshiyaad La diyaariyey ayaa sidoo kale lasoo warinayaa oo la doonayo inay Abaabulka Inqilaabka ka qeyb qaataan.

Maalmahaan dambe waxaa Xiisad ay ka dhex jirtay dawlada Dhexe madaxdeeda iyo Senetor Muuse Suudi Yalaxoow taas oo keentay in la isku habar wacday oo dawlada Mucaaradkeeda iskugu yimaadeen.

Dawlada waxay sheegtay inay ka xun tahay in Mucaaradka ku dedaalaan keliya wax dumin halkii ay wax toosin ka qeyb noqon lahaayeen.

Tani waxay Cabsi ku abuurtay Seddexda Milyan dadka kabadan Ee Muqdisho ku dhaqan Amni daradana hore uga cabanayey.Advertisement

Buuqa Siyaasadeed Ee Hadda Dalka wajahayo,Waddooyinka xiran,Amni darada Shabaabka iyo wada shaqeyn la’aanta Hay’adaha dawlada waxay keeni kartaa Kalsooni xumo siyaasadeed oo la dareemo.

LEAVE A REPLY