Akhriso Magacyada Degano ka tisan Galmudug oo maanta aan laga soomin iyo...

Akhriso Magacyada Degano ka tisan Galmudug oo maanta aan laga soomin iyo culumada dgeanadasi oo…..

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo inta badan degaanada Soomaalida ayaa laga soomayaa berri, iyadoo maamuladaa kala duwan ay ku dhawaaqeen in bishii Ramadaan ay bilaabaneyso Isniinta beri ah.

Dhinaca kale, Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa Culimada Ahlu sunna ay ku dhawaaqeen inaan la arkin bishii Ramadaan Caawa, sidaas darteedna Berri oo Isniin la buuxinayo Bishii Shacbaan wax Soon ahna aanu jirin.

Warbaahinta Hobyomedia.com oo la hadashay shacab badan ayaa inoo shegay in dadka ku nool inta badan deganada galmudug aysan maanta sooneen waxana deganada shacabkeeda inta badan maanta aysan soomaneen ka mid ah magaalada dhuusamareeb, gaalkayo, hobyo, galinsoor , docol iyo wargalo , wasil ,galbarwaaqo,
Guriceel, Caabudwaaq ,Xeraale iyo sidoo kale , bandiiradlay

shacabka deganadasi ku nool aya sida nala shegay intooda badan ma soomin maanta kaidb markii culamada degankaasi ay keeni waayeen cadaymo cad oo ku filan in maanta ay soomaan

Xafiiska Wararka Gaalkacyo

LEAVE A REPLY