DAAWO: Farmaajo & Xaaf oo Muran iyo Khilaaf ku kala tagay, Shuruudo...

DAAWO: Farmaajo & Xaaf oo Muran iyo Khilaaf ku kala tagay, Shuruudo adag oo…

0
SHARE

kulan Saacado badan qaatay Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa kusoo dhamaaday Fashil ka dib markii labada dhinac ay heshiis gaari waayeen.

Madaxweyne Farmaajo ayaa soo jeediyay sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ku dhow Madaxweyne Xaaf in Muddo kordhin hal sano ah loo sameeyo maamulka Galmudug oo baarlamaanka Galmudug uu ku shaqeeyo Cadaado uuna hoggaaminaayo Cali Gacal Casir.

Madaxweyne Xaaf ayaa dhamaan ku gacan seyray Dalabyadii Madaxweyne Farmaajo halka Madaxweynaha Soomaaliya uu dhankiisa ogolaaday Labo dalab balse uu shuruud ku xiray.

Halkaan Hoose ka Daawo Dalabyada ay is hor dhigeen iyo sababta kulanka Fashil ugu soo dhamaaday.

LEAVE A REPLY