Daawo Kulan wada tashi ah oo ay iskugu yimaadeen Maamulada Gobolada...

Daawo Kulan wada tashi ah oo ay iskugu yimaadeen Maamulada Gobolada Mudug & Galgaduud.

0
SHARE

Wasaaradda Arimaha Gudaha & Dawladaha Hoose Ee Dawlad Goboleedka Galmudug Ayaa Markii ugu Horeeysay Soo Qaban Qaabisay Kulan wada tashi ah oo ay iskugu yimaadeen Dhamaan Maamulada Gobolada Mudug & Galgaduud.

Sidoo kale Waxaa Shirka ka soo Qeybgalay.
Gudoomiyaasha Degmooyinka Hobyo, Guriceel, Dhusomareb, Gaalkacyo, Cabudwaaq & Balanbal.

Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug ayaa qorshaynaysa inay joogtayn doonto Wada Shaqeynta Maamulada Gobolada & Degmooyinkoodaba.

LEAVE A REPLY