Daawo Madaxweyinhii Hore ee Galmudug oo Geeriyooday

Daawo Madaxweyinhii Hore ee Galmudug oo Geeriyooday

0
SHARE

Madaxweyinhii Hore ee Maamulka Galmudug Maxamed Warsame Cali Kiimiko ayaa Habeenimadii Xalay ahaa ku Geeriyooday isbitaal ku yaal Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya abaarihii 04:30 sacada kenya

Geerida kiimiko waxa Warbaahinta Hobyomedia.com u Xaijiiyay Wasiir Ahmed Shire Falagle oo ka Tirsan maamulka Galmdudug

Alaha u Naxariistee Kiimiko Waxa uu ka Mid aha Shaqsiyaadkii dhisay Maamulka Galmudug Waxaana lagu xasuustaa in uu wax badan ka qabtay dib u dhiska galmudug

LEAVE A REPLY