Daawo Mareykanka Oo Diyaarad B52 ee qaada Gantaalladda Kuruuska iyo kuwa Nukliyeerka, U Diray Qatar

Diyaaradaasi ayaa la sheegay inay ku degi doonto Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Al-cudayda ee dalka Qatar, waxayna Diyaaradani qeyb ka tahay Diyaaradaha la qorsheynayo inay ka qeyb galaan Weerarka ay Maraykanka la maagan yihiin dalka Iiraan.

Telefishinka FOX NEWS ee dalka Maraykanka ayaa sheegay inay Diyaaradaasi  maalintii Talaadada ka soo ambabaxday Saldhigga Ciiddanka Cirka Maraykanka ee Barksdale ee Gobalka Lusiyaana ee dalka Maraykanka, kuna wajahan tahay dalka Qatar.AKHRISO

Wargeys kale oo ka soo baxa Yuhuudda ayaa qoray in diyaaradda B52 ka gudubtay Hawadooda, iyadoo ku biiraysa Ciiddanka Maraykanka ee saldhigga ku leh dalka Qatar.

Diyaaraddaha Dagaalka ee B52  waxaa ku rakiban Gantaalladda Kuruuska iyo kuwa Nukliyeerka, waxayna awoodi karaan inay xambaartaan hub culayskiisu dhan yahay 32,000 oo Kiilogaram.

La-taliyaha Amniga Qaranka Maraykanka, John Bolton waxa uu horey u sheegay in Markabka xambaara Diyaaradaha Dagaalka ee Abraham Linkoln ku soo wajahan yahay Bariga Dhexe, si looga hortago waxa uu ugu yeeray Khatarta Iiraan ku hayso Danaha Maraykanka.

hobyomedia

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

Akhriso Qodob ka mid ahaa heshiiskii Farmaajo iyo Ururu oo aan dhaqangelin
- Nov 21, 2019
Todobo maalmood kaddib heshiiskii Magalaada Nairobi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ...
Akhriso Muxaadaro uu Sheekh Umal ku qabanayo Garoon kuyaala Muqdisho oo laga soo horjeestay
- Nov 21, 2019
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ku sugan Wadaadka Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh ...
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun dib loo howlgeliyey
- Nov 21, 2019
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ...
Daawo Qaar ka mida Dadkii ka danbeyay Dilkii Cabduweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo dil lGU Xukumay
- Nov 21, 2019
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay ...
Ciidamo huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen
- Nov 21, 2019
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal milatari ...
Deg Deg Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay Dilkii Almaas Elman loogu geestay Xalane
- Nov 21, 2019
War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay dilkii shalay gudaha ...
Akhriso Ciidanka Dowladda Somaliya oo la wareegtay Ammaanka degaano hor leh oo Hoos taga Galmudug
- Nov 16, 2019
Taliyaha Ciidamada xoogga Soomaaliya qaybta 21aad ayaa ballan qaaday in ay la shaqayn doonaan ...
Maxkamadda Hague oo baaraysa xasuuqa muslimiinta Rohingya
- Nov 16, 2019
Garsoorayaasha Maxkamadda danbiyada caalamiga ah ee Hague ayaa ogolaaday codsi ka yimid dacwad oogayaasha ...
XOGAkhri :Sheikh Shariif oo iska diiday Dalab culus oo ka yimid Madaxda Sare
- Nov 16, 2019
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa iska diiday dalab uu hordhigay ...
Daawo Muqaal:Colaadii Xoolo dhaqatada Galmudug iyo Puntland oo Dib u soo Laabatay , iyo odayaashii oo….
- Nov 16, 2019
HM??Xafiiska Gaalkacyo: Warar lagu kalsoon yhay oo ay Helayso Hobyomedia.com aya Sheegaya ...
 
Advertisements