Daawo Madaxweyne Xaaf oo Go,aan Culus Qaatay

Daawo Madaxweyne Xaaf oo Go,aan Culus Qaatay

0
SHARE

HM_-Xafiiska Gaalkaacyo SHirkii Magaalada Garowe oo Manata lafilayay in uu soo Dhamado ayaa ku dhamaday isfahan waa waxana maanta magaaladasi dib uga soo laabtay wafdighiii maamaulka Galmudug ee uu Hogaaminayay Madaxweyanaha Maamulka Galmudug ahmed Ducale Gelle Xaaf

Xaaf oo saxafada la hadlay aya shaaciyay in shirkii garoowe uu ku soo dhamaday gul daro isla markana aysan jirin wax is afgarad ah oo labada dinac maamulada iyo dowlada dhexe ay halakasi ku gaareen

Xaaf aya sheegay in dowlada dhexe ay cadaadis xoogan ay ku hayso maamulkiisa isla markana dalka uu ku sii socdo xaalad adag madama wali kooxaha alshaba ay ku sii xoogan yihin magaalada muqdishu

Hoos ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY