Deg Deg Ciidamada Galmudug oo Wata Gadiidka Dagaalka oo la Wareegay Degano...

Deg Deg Ciidamada Galmudug oo Wata Gadiidka Dagaalka oo la Wareegay Degano Cusub

0
SHARE

Wararkii u Danbeyay ee ku soo Dhacay Xafiiska Warqabadka Hobyomedia.com ee Mgaalada Cadaado aya Shegaya in Ciidamada Dowlad Gobaleedka Galmudug ay saaka Xiligii Hore ee Aroornimadii la Wareegay Deganada Caad Camaara iyo Ceel huur Kadib Hawulgalo dhacay Habeenkii Xaly ahaa.

Hawulgalada ay wadaan Ciidamada Dowlad Gobaleedka Galmudug oo Garab ka Helaya kuwa Qaranka Soomaliya aya Wali socda maana jirto Cid Faah Faahin ka Bixisay Hawulgalka cida lagu qabatay iyo qaabka ay wax u socdaan

Ilo Wareedyo lagu kalsoon yahay aya Hobyomedia,com u shegay in Ciidamada Dowlad Gobaledka Galmdug ay ku wajahan Yiihiin Magalada Xarar DHeere oo mudo Sano Farabadan ay maamulayan Maleeshiyaadka Kooxda Alshabaab

Sargaal u Hadlay Ciidamada Dowlad Gobaledka Galmudug oo Magaciisa diiday in saxaafada laga shaciyo aya Warbaahinta Hobyomedia u shegay in Hawugalgan qorsihiisa uu yahay in Ciidamada Galmudug ay ku Xoreeeyaan Deganada Alshaba ay kaga Sugan yihin Galmudug

Maleeshiyaadka alshabab aya dhawr mar oo hore weerar ay ku soo qaadeen deganada caad iyo camaara waxa ay halkaasi ka kaxaysteen odayaal iyagoo mararka qaar amarada kooxdaasi ay ka shaqayn jireen waxana xarardheere iyo jawle ay wali ka sii arimaya kooxda alshabab

Xafiiska Wararka Cadaado

LEAVE A REPLY