Dowladda Turkiga Oo Sii Daysay Saynis-Yahan Haysta Dhalashadda Maraykanka

Dowladda Turkiga Oo Sii Daysay Saynis-Yahan Haysta Dhalashadda Maraykanka

0
SHARE

Saynis-yahan Turkish haysta dhlaashadda Maraykanka ayaa laga sii daayey Xabsi ku yaalla dalka Turkiga oo uu ku xirnaa ku-dhawaad 3 sanno.

Serkan Golge oo ahaa Cilmi-baare ka tirsanaa Hay’adda Cirbixiyeenadda iyo Hawada Sare ee dalka Maraykaanka ee NASA  waxaa uu ka mid ahaa Kumanaan qof oo ay Dowladda Turkiga u xirtay inay ka tirsan yihiin Kooxda uu hoggaamiyo Fatxullahi Guleeen.AKHRISO

Saynis-yahankaasi waxaa sannadkii hore lagu xukumay xabsi 7 sanno iyo bar.

Dhinaca kale, Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxay xaqiijisay in la sii daayey Saynis-yahanka Serken Golge oo ay Dacwad-oogayaasha Turkiga ku eedeeyeen inuu ka tirsan yahay Koox Argagixiso.

LEAVE A REPLY