Madaxweyane Xaaf oo Kenya u Duulay Maxay Tahay Sababtu

Madaxweyane Xaaf oo Kenya u Duulay Maxay Tahay Sababtu

0
SHARE

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Ahmed Ducale Gelle Xaaf ayaa Maaanta u Duulay Magalada Nairobi Kadib markii shirkii garoowe u maanta ku soo Dhamaday Fashil waxana Garoonka ,Magaalada Garoowe ka soo Sagootiyay Senator C/raxmaan Sheekh Faroole & Xubno kale oo ka tirsan masuuliyiinta Maamulka Galmudug.

Xaaf ayaa ka hor inta uusan ka ambabixin Garoonka Diyaaradaha Magaalada Garowe, waxa uu Saxaafadda u sheegay Shirkii Garowe inuu fashil ku dhamaaday, arrintaasina masuul ay ka tahay dowladda Somaliya.

ilo Wareedyo lagu kalsoon yahay aya Hobyomedia.com u shegay in madaxweyne Xaaf uu halkaasi kula kulan san yahay xubno ka socda beesha calamka isla markana laga wada hadli doono arimo badan oo quseeya siyaaasada somaliya ,iyo sidoo kale arimo ku saabsan horumarinta galmudug

Xaf ayaa la filaya in uu beesha caalamka hor dhigo arimaha la isku fahmi wayay shirkii ka dhacay garoowe , iyo waxyaaabihii kalifay in shirkaasi uu fashil ku dhamado

sidoo kale ilo wareedyo kale aya hobyomedia.com u shegay in madaxda dowlad goabledyada iyaguna la filayo in ay gaaraan kenya si iyagauna beesha calamka ula kulmaan

FIlo Warar dheeraad, ah sacadaha soo socda Haduua lle Idmo

LEAVE A REPLY