Madaxweynaha Galmudug Garabka Cadado Ahmed Baasto oo Wada Qorshe ka dhan ah...

Madaxweynaha Galmudug Garabka Cadado Ahmed Baasto oo Wada Qorshe ka dhan ah Madaxweyne Xaaf iyo odayasha Beesha sacad oo……

0
SHARE

HM__Xafiska Cadaado ilo Waredyo lagu kalson yahay oo u waramay xafiiska warqabadka hobyomedia,com xafiiska Cadaad aya hobyomedia u shegay in Madaxeweynha Maamulka Galmdug garabka Magaalada cadaado Ahmed Baasto uu wado Qorshe ka dhan ah Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug ahmed Ducale Gelle Xaaf

Shirar gooni goni ah aya ka dhacay Magalada Cadaado waxana degankasi gaaray qaar ka mida Odayaal dhaqmeed ka soo jeeda deganada Glamudug gaar ahaan beesha sacad Habargidir sida ay in xaqiijiyeen ilo wareedyo muhiim ah oo lagu kalson yahay

Lama Oga Waxa xiligan ku soo beegay qorshaan balse siyaasiyin aya u shegay wabaahinta hobyomedia.com in ay odayaasha beelaha galmudug qaarkood ay ka gadoodsan yihiin balan qaadyo horay u dhax maray iyaga iyo madaxweyne xaaf oo wali aan la hirgalin waxana taasi ay keentay in odayasha qaarkood ay gaaraan magaalada Cadaado

Warbaahinta Hobyomedia oo xiriro kala duwan la sameysay xafiiska madaxweyne xaaf ee dhuusamaeeb nooma suurto galin in ay faah faahin naga siiyaan waxa ay kala socdaan shirar labadii habeen ka dhacay magaalada cadaado kaasi oo ay yeesheen garabka cadaado ee uu madaxwene u yahay ahmed baasto

Ahmed Baasto aya waxa madaxweynaha Galmudug u doortay qayb ka mida Barlamaanka Dowlad Gobaledka galmudug waxana wali aan l xalin khilaafka gudaha ee u dhaxeyay siyaasiyiinta dowlad goableedka Galmudug taasi ragaadisay hormarkii galmudug isla markana maamulka Galmudug ka dhigtay Maamul leh labo Madaxweyne oo ka kala Arimiya Cadaado iyo dhuusamareeb

Xafiiska Wararka Cadaado

LEAVE A REPLY