Sh. Shaakir Oo Ka Tegay Dhuuso Mareeb Maxa soo kordhay

Sh. Shaakir Oo Ka Tegay Dhuuso Mareeb Maxa soo kordhay [Sawirro]

0
SHARE

Wafdi uu hogaaminayey Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxay ka tageen Magaalada Dhuuso mareeb iyagoo gaaray Magaalada Guriceel.

Soo dhaweyn Qurux badan ayaa loo sameeyey Sheekh Shaakir oo ay la socdeen Xubno uu ku jiro Gudoomiyaha Guud Ee Ahlusuna Waljamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan.

Ilaa hadda lama sheegin ujeedka ay utegeen Guriceel Xubnahaan balse waxa la sheegay in Kulamo gaar gaar ah ay jiri doonaan oo Halkaasi ka dhici doona.

Macalin Maxamuud ayaa umahad celiyey dadka soo dhaweeyey Ee Guriceel Amnigeeda ka shaqeeyey kuna booriyey inay Amniga sii xajistaan.Advertisement

LEAVE A REPLY