War Deg Deg ah Daawo Dad Loo Heystay Kufsigii Iyo Dilkii Marxuumad...

War Deg Deg ah Daawo Dad Loo Heystay Kufsigii Iyo Dilkii Marxuumad Caaisha Ilyaas Oo Xukun Lagu Riday

0
SHARE

Maxkamadda Darajada Koowaad Gobolka Nugaal ee Degmada Garoowe ayaa Dil toogasho ah ku xukuntay qaar kamid ah 10 Eedeysane oo loo heysto kufsigii iyo dilkii Magaalada Gaalkacyo loogu geystay Allaha u naxariistee Caaisho Ilyaas Aadan.AKHRISO

Cabdifataax Cabdirahman Warsame,Cabdisalaan Cabdirahman Warsame iyo Cabdishakuur Maxamed Dig ayaa Maxkamadda waa ay ku xukuntay Dil ah,kuwaasi oo loo heystay inay ka dambeeyeen falkii arxan darrada loo geystay Caasho Ilyaas Aadan oo aheyd gabar yar.

Sidoo kale Maxkamadda ayaa go’aamisay in la sii daayo 7 eedaysane oo kale .

Goordhaw Filo Muqaalka oo dhamaystiran Haduu alle idmo

LEAVE A REPLY