XOG BUUXDA: Sedex Arrin oo la Ogaaday inay Burburiyeen Shirka Garowe &...

XOG BUUXDA: Sedex Arrin oo la Ogaaday inay Burburiyeen Shirka Garowe & Madaxda is qabatay

0
SHARE

Waxaa fashil ku soo gabagaboobay shirka wadatashiga Qaran ee madaxda dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir uga socday magaalda Garowe muddo todobaad ah.

Shirka oo ahaa mid ku cusub shirarka dowoladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ayaa waxa uu ku soo beegmay xilli xasaasi ah marka laga eego dhanka siyaasadda, maadaama ay doorshooyin ku soo fool leeyihiin maamullo uu khilaaf kala dhaxeeyo dwoladda Federaalka, isla markaana ay billaabatay go’aan ka gaarista nuuca doorasho ee dalka ka qabsoomi doonto.

Inkasta oo ay jireen arrimo ay maamullada kaga aragti duran yihiin Federaalka sida maamulka deeqaha dibadda, go’aannada waaweyn ee siyaasadeed, iyo qeybsiga kheyraadka, haddana Warbaahinta ayaa fahansan sababaha ugu waaweyn ee shirka Garowe uu ku fashilmay:

Doorashada Jubaland:

LEAVE A REPLY