Xog Culus Madaxweyne Xaaf oo aan wali la qabsan shaxda Siyaasada Puntland...

Xog Culus Madaxweyne Xaaf oo aan wali la qabsan shaxda Siyaasada Puntland ay Ciyarayso

0
SHARE

Madaxeynaha Maamulka galmudu ahmed Duaale Gelle Xaaf ayaa intii uu xilka qabtay waxa uu sxb dhaw la noqday Maamulka Puntland oo madax kala duwan ay isaga danbeyen ilaa iyo marki uu xilka ka dagay madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland Cabdi wali Gaas

Maamulka Puntland aya ciyaarayo shax siyaasadeed si wayn looga so shaqaysiiyay waxana madaxweyne xaaf inta badan siyaasiyiina ka soo jeeda deganada dowlad gobaledka Galmudug ay ku edeyeen in usan la socon siyaasada ka socota somaliya isla markana maamulka puntland hadba dhinac ay u sii jeedaan

Madaxweynaha cusub ee puntland ayaa ciyaaray siyaasad cusub taa oo ku salaysan danaha maamulka puntland iyo sii iritaanka qorshaha horumarinta maamulka puntland waxana shirar looga soo horjedo dowlada dhee mar walba lagu qabta magaalada garoowe kaasi oo ujeedkiisa uu yahay in puntland ay hesho qorshaa ay ka leedahay dowlada somaliya

Xaaf iyo Maamulkiisa Maxa dan u ah

sida aanla wada socono dowlada u madaxweynaha uu ka yahay madaxweynaha dowlada fadaralka somaliya mudane farmaajo galmudug waxay u balan qaaday mashaariic horumarineed kaasi oo lagu dhawaqay markii uu madaxweyne farmaajo uu socdaal ku marayay deganada Maamulka Galmudug

Mashaariicda lagu dhwaqay in la qabanayo waxa ka mid ahaa dhismaaha wadooyinka , dib u dhiska xarumo cusub ee uu yelan doono maaamulka galmudug , dhismaha dakada Hobyo , xarumo ciidan iyo sidoo kale mashaaricyo horumarineed oo laa fulin laha degnada Galmdug

Hadaba inte ku danbeyeen masharicidii dowlada dhexe u balan qaaday Galmudug

khlaafyo hareeyay siyaasada galmudug waxay keentay in dowlada dhexe a maalgaliso siayasiyin ka soo jeeda Galmudug kadb marki madaxweyne xaaf siyaasada Puntland uu ku xirtay waxana taasi meesha ay ka saartay Hamigii shacbaka galmudug uu ka lahaa in la hirgaliyo mashariic horay uu uu dhawaqay madaxweyne farmajao

Siyaasiyiin ka soo jeeda Galmudug aya hobyomedia.com u shegay in siyasada ay ciyaarayso puntland usan waxba kala socon madaxweyne xaaf isla markana danaha puntland uu adeegayo xili laga a rabay in uu taagero siyaasada dowlada dhexe madama dowlada somaliya ay galmudg ay u balan qaday dhismaha dakada magaalada Hobyo

Danaha Galmudug , iyo qorshaa mideysna ee horumarinta Galmudug

madaxweyne xaaf ayaa lagu dhaalilay siyaasada uu ku taagerayo mamaulka Puntland iyo qaabka uu ula socdo isbadalka siyaasada Somaliya waxana siyaasiyin badan ay kula taliyeen in uu qaado qorshaha tubta horumarinta galmudug kaasi oo ku salaysan taagerada dowlada dhexe , si galmudug ay u hesho balan qaadyo dowlada dhexe ay u sameysay maamulka galmudug ka oo ku xiran taagerada dowlada dhexe iyo la socodka siyaasada madaxda dalka iyadoo la eegayo horumarka Deganada Galmudug

Xafiiska Wararka Austria

LEAVE A REPLY