XOG: Shir Deg deg ah oo loogu yeeray Axmed Madoobe & Xaaf,

Xog Qarsoon oo ay heshay warbaahinta Caalamiga ah ee Hobyomedia.com ayaa sheegeysa in Beesha Caalamka ay Shir deg deg ah iskugu yeertay Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada Galmudug iyo Jubbaland.

Shirkan ayaa lagu wadaa inuu ka dhaco Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, waxaana looga hadli doonaa Fashilka ku yimid Shirka Garowe.

Dowladaha daneya Arrimaha Soomaaliya ayaa walaac ka muujinaya xiriirka sii xumaaday ee u dhaxeeya Dowlada Federaalka iyo Maamul Gobaleedyada hoostaga, waxaana dadaalo ay ku bixinayaan in xal loo helo khilaafyada ragaadiyay horusocodkii Dowladnimada Soomaaliya.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo ku sugan Magaalada Nairobi ayaa laga yaabaa inuu kulamo hordhac ah lasii qaato Safiiradda Mareykanka iyo Ingiriiska ee Soomaaliya, iyagoo ku cadaadin doona inuu tanaasul sameeyo si Dowlada dhexe iyo Maamulka Galmudug la iskugu soo dhaweeyo.Advertisement

Axmed Madoobe oo ku laabtay Kismaayo iyo Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo u duulay Nayroobi ayaa labaduba waxa ay sheegeen in Dowladdu aysan diyaar ahayn in ay tanaasul sameyso oo ay shirka fashilisay, hase yeeshee warar aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in Beesha caalamku damacsan tahay in culeys xoog leh ay saarto labada Madaxweyne ee Shirka ka carooday.

Beesha caalamka ayaa dadaal badan ku bixisay sidii la isugu keeni lahaa Madaxda dowlad Goboleedyada iyo Dowladda dhexe, iyada oo waliba hoggaanka dowladd dhexe ku cadaadisay  in ay Garoowe tagaan iyaga oo dowladda dhexe u arkayay in ay diidan tahay in ay maamul goboleedyada la xaajooto balse hadda taas badalkeeda ayaa u muuqata

hobyomedia

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

Akhriso Qodob ka mid ahaa heshiiskii Farmaajo iyo Ururu oo aan dhaqangelin
- Nov 21, 2019
Todobo maalmood kaddib heshiiskii Magalaada Nairobi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ...
Akhriso Muxaadaro uu Sheekh Umal ku qabanayo Garoon kuyaala Muqdisho oo laga soo horjeestay
- Nov 21, 2019
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ku sugan Wadaadka Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh ...
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun dib loo howlgeliyey
- Nov 21, 2019
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ...
Daawo Qaar ka mida Dadkii ka danbeyay Dilkii Cabduweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo dil lGU Xukumay
- Nov 21, 2019
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay ...
Ciidamo huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen
- Nov 21, 2019
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal milatari ...
Deg Deg Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay Dilkii Almaas Elman loogu geestay Xalane
- Nov 21, 2019
War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay dilkii shalay gudaha ...
Akhriso Ciidanka Dowladda Somaliya oo la wareegtay Ammaanka degaano hor leh oo Hoos taga Galmudug
- Nov 16, 2019
Taliyaha Ciidamada xoogga Soomaaliya qaybta 21aad ayaa ballan qaaday in ay la shaqayn doonaan ...
Maxkamadda Hague oo baaraysa xasuuqa muslimiinta Rohingya
- Nov 16, 2019
Garsoorayaasha Maxkamadda danbiyada caalamiga ah ee Hague ayaa ogolaaday codsi ka yimid dacwad oogayaasha ...
XOGAkhri :Sheikh Shariif oo iska diiday Dalab culus oo ka yimid Madaxda Sare
- Nov 16, 2019
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa iska diiday dalab uu hordhigay ...
Daawo Muqaal:Colaadii Xoolo dhaqatada Galmudug iyo Puntland oo Dib u soo Laabatay , iyo odayaashii oo….
- Nov 16, 2019
HM??Xafiiska Gaalkacyo: Warar lagu kalsoon yhay oo ay Helayso Hobyomedia.com aya Sheegaya ...
 
Advertisements