Xog Xaaf iyo Deni oo shirar Xasasi ah ka Wada Gaalkacyo iyo...

Xog Xaaf iyo Deni oo shirar Xasasi ah ka Wada Gaalkacyo iyo War-Saxafadeed ay si wadajir ah u soo sari doonan

0
SHARE

HM`__Xafiska Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug Waxa ku Wada Sugan Madaxweynaha Mamulka Galmudg Ahmed Ducaale Gelle Xaaf iyo Sidoo kale Madaxweynaha Maamulka Puntland
 Siciid Cabdillaahi Deni, waxana magaalada Gayalkacyo labada dhinac ay ka wadaan Shirar Gooni Gooni ah oo ka Socda Koonfurta iyo Waqooyiga Magalada Gaalkacyo

Madaxweynaha oo soo gaaray Shalay Magaalada Gaalkacyo aya Waxa uu kulamo kala duwan Koonfurta Mgaalada Gaalkacyo l kula qadanayan Odayxaasha kOONFURTA Magaalada Gaalkacyo waxana laga wada Hadlayaa Arimo ku sabsan Galmudug , iyo siyaasada deganada Dowlad Gobaledka Galmduug waxana xaaf markii shalay uu ka soo Dagay uu shegay n siyasada inta ay shacabka Galmudug la scdaan un ay jirto isla Markana uu faah faahin ka bxiin dono socodkiisa , markii uu shirarn kalan duwan uu la qaato waxgradka iyo odayaasha labada dhinac

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Ahmed Ducale Gelle Xaaf ayaa shegay in ay is arki doona Madaxweynaha Puntland isla markana siyasada ay ka wada Hadli doonaan Waxana uu sahaca ka qaaday in war Saxaafadeed ay si wadajir ah u soo wada Saaari Doonaan Galmudug iyo Puntland

Madaxweynaha Maamulka Galmudug ahmed Ducale Gelle Xaaf Ayaa cadaadis Badan kala kulmaya Dowlada Fadaraalka Soomaliya Waxana Dowlada Soomaliya ay Sheegtay in Xaaf uu Wado Mudo Korarsi taasi oo keentay in Shirarkii MADAXDA SOOMALIDA EE GAROOWE uu ku soo Dhamaado fashil isla Markana wax Najiiso ah uusan ka soo Bixin

LEAVE A REPLY