DHAGAYSO- Culimada Gobalka Oo Dalbaday In Caddalada Lahor Keeno Dadkii ka danbeyay...

DHAGAYSO- Culimada Gobalka Oo Dalbaday In Caddalada Lahor Keeno Dadkii ka danbeyay Xasuuqii Gaalkacyo ka dhacay

0
SHARE

Sheeq Muxudiin yuusuf barre oo kamid ah culimada gobalka ayaa VOA uga waramay kulan culimada ay kayeesheen dhacdadii xalay waxa uu masuuliuiinta maamulka galmudug ee gobalka ay ka dalbanayaan sidii cadaalada looga horgayn lahaa kooxihii ka dambeeyay dilkii dadka rayidka ahaa

Xasuuqii ka DHacay Gaalkacyo aya Waxa si wayn looga dareemay gudaha soomaliya waxana dowlada fadaraalka soomaliya ay u xil saartay gudi baaris ku samaynaaya arintaasi iyadoona xildhibanada barlamaanka Fadaraalka Soomaliya gaar ahan kuwa ka soo jeeda Dadka la laayay waxay shegen in arintaasi si dhaw baaritaan loogu samaynayo

Hoos ka Dhageyso Codk

LEAVE A REPLY