Daawo Waa imisa Qof dadka ay soo Qabteen Ciidanka Galmudug Halkese laga soo qabtay

Shiikh Maxamed Shhakir Cali Xasan Madaxa Xukuumada Galmudug Ayaa Sheegay In Ciidamada Amnigu Ay Gacanta Ku Dhigeen Dadkii Ka Danbeeyay Dilka Afar Ruux oo Lagu Dilay Deegaanka Dhiin Waris Ee Duleedka Dhuusamareeb

Sh Shaakir oo saxaafada la hadlay aya waxa uu sheegay in galmudug aysan u dul qaadan doonin weerarada joogtada ee lagu hayo dadka aan waxba galabsan ee ku sugan deganada Dowlad goabledka Galmudug

Falalka lagu beegsanayo dadka aan waxba galabsan ayuu ku tilmaamay in ay ka danbeyaan dad wax magarato ah kuwaasi oo doonaya in somalia ay dhibaato ay ku sii jirto

Hoos ka Daawo War saxafadeedka sh shaakir

Shiikh Maxamed Shhakir Cali Xasan Madaxa Xukuumada Galmudug Ayaa Sheegay In Ciidamada Amnigu Ay Gacanta Ku Dhigeen Dadkii Ka Danbeeyay Dilka Afar Ruux oo Lagu Dilay Deegaanka Dhiin Waris Ee Duleedka Dhuusamareeb

Posted by Cadaado on Sunday, 16 June 2019

Fikradaha Akhristayaasha (0)




> Mike Edwards Authentic Jersey 
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements