Akhriso Galmudug oo Fahantay Qorshe Halis ah oo loo diyaarinayo Galmudug

Akhriso Galmudug oo Fahantay Qorshe Halis ah oo loo diyaarinayo Galmudug

0
SHARE

dowlada Goboleedyada Galmudug ayaa xalay ku baaqday shir deg deg ah kaasi oo u dhaxeeya madaxda Maamulada Dalka ka jira kaasi oo la filayo in uu dhawaan dhaco.

Wararka yaa tilmaamaya in Madaxda Galmudug ay shirkaasi ugu dhawaaqeen kadib markii la sheegay in Dowlada wado qorsho meesha looga saarayo Galmudug iyo Jubbland.

Madaxweyne Xaaf oo shirka ku baaqay ayaa doonaya in Madaxda Maamulada ka hadlaan Xaalada taagan iyo Awooda Dowlada Galmudug ay isticmaaleyso.

Dowlada Somaliya ayaa dhankeeda ka aamisan xaalada cakiran ee xiligan taagan lakin taasi badalkeeda waxay diirada saareysa qorshayaal qarsoon oo ka dhan ah Galmudug iyo Jubbland.

LEAVE A REPLY