Akhriso Galmudug oo la Sarayo Cadaadiskii ugu Xogana ,iyo Xaaf oo Labo...

Akhriso Galmudug oo la Sarayo Cadaadiskii ugu Xogana ,iyo Xaaf oo Labo daran mid Dooro ay Heysato

0
SHARE

HM))Xafiiska Cadaado Dawlad Gobolleedka Galmudug ayaa waxay maanta ku dhawaaqday inay wada shaqeyntii Dawlada Dhexe Joojisey Sabab ay ku sheegtay inay dawlada Dagaal Siyaasadeed la gashay.

Galmudug waxay sasabasho ku weyday miyey ku heli doontaa Go’aan Caadka Sare ay isku gelisey ayaa su’aal ubaahan jawaab ah.

Waxa dadka Galmudug ay ku jahwareereen Siyaasada Cakiran Ee dhowrka Mar Deegaanada Maamulkaasi ay wajaheen.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa diiday in Doorasho la galo Sanadkaan Dhamaadkiisa isagoo ku doodaya in Xilliga Doorashadiisa aysan weli dhamaan.

Go’aanka maanta oo Khamiis ah ay soo saartay waxay saameynteeda dad badan ku tilmaameen in Taakadii hore Ee Dawlada Lasii adkeyn doono.

Wararka hoose ayaa sheegaya In Galmudug ay dooneyso sidii ay ku heli laheyd soo jawaabid deg deg ah oo go’aanka ay gaareen is leeyihiin dabac ayey dawlada sameyn doontaa.

LEAVE A REPLY