DAAWO: Cadeymo Muujinaya inuusan isdaldalin Gaashanle Seed oo la helay (Yaa dilay?)

DAAWO: Cadeymo Muujinaya inuusan isdaldalin Gaashanle Seed oo la helay (Yaa dilay?)

0
SHARE

Cabdi Cali Seed, waxaa uu ka mid ahaa Sargaal ka tirsan Ciidamada Booliiska, waxaa uu horay ahaa Taliyaha xerada Sheelare ee Magaalada Muqdisho.

Sababta ayay is qabteen Taliyaha Ciidamada Booliiska Generaal Bashiir Ameeriko, kadib markii uu ka qaaday xilkii Taliyanimo ee xerada Sheelare.

Marxuum Cabdi Cali Seed waxaa uu degganaa isla xerada oo u aheyd halka uu deegaan ahaan si rasmi ah u degganaa, xilka qaadistii lagu sameeyay kadib ayaa amar kasoo baxay Xafiiska Taliyaha Booliiska lagu wargaliyay marxuumka inuu ka guuro xerada.

Hadaba waxaa soo baxaya Cadeymo Muujinaya inuusan isdaldalin Cabdi Cali Seed isla markaana la dilay.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO CADEYMAHA

LEAVE A REPLY