Daawo Dhacdo M.Gaalkacyo ee Galmudug ka Dhacday Hooyo laga Qaatay ilmaheda...

Daawo Dhacdo M.Gaalkacyo ee Galmudug ka Dhacday Hooyo laga Qaatay ilmaheda Kadibse Maxa dhacay?

0
SHARE

HM))Xafiiska Gaalkacyo: Hooyo Xaawo Xasan Maxamed Waa Hooyo Soomaaliyeed oo Sida ay Sheegtay laga Qaatay Labo Caruur ah oo ay Dhashay, kadib markii Aabaha ilmahasi Dhalay uu ka Xaday Hooyada xili Hooyada ilmahaasi Dhashay uu ka Codsaday in uu soo Arko ilmihiisa

Xaawo Xasan Maxamed Ayaa Maxkamada Degamada Gaalkacyo Gaar Ahaan Dhanka Galmudug ,Waxay ay ka furtay Gal Dacwadeed ,iyadoona Maxkamada ay Soo sartay Amar , Amar Kaasi oo ku saabsan in la soo qabto Abaha dhalay ilmahasi oo hooyada ilmaha dhashay si sharci daro ah uga Qaatay ,Maadama ilmahaasi uusan Siinin Xaquuqdii ay ku lahayeen horay .

Gudoomiyaha Maxkamada Degamada Gaalkacyo ee Dowlad Gobaleedka Galmudug Sh . Maxamed Macalin aya ka Codsaday Ciidamo Booliska Dowlad Gobaleedka Galmudg ,Kuwa Heer Fadaraalka , Madaxda Lamaha Amaanka ee Garoomada in ay ka qayb Qaatan sidi loo soo Qaban lahaa Aabaha ilmaha Xaday

Warbixin kusaabsan Xaawo Xasan Maxamuud oo ah hooyo Sheegtay In Lagaxaday Labo Kamid ah Caruurteeda iyo Amar Ka soobaxay Gudoomiyaha Maxkamada Dagmada Galkacyo ee Galmudug Shiiq Maxamed Macalin

Hoos ka Daawo Warbixinta oo Dhamaystiran

LEAVE A REPLY